Hinjinne u sara kaca Calankaan harraad iyo Haydaar u mudateen Haydaar u mudateen Hir cagaarku qariyayiyo Habkay samadu tahayoo Xiddig dhi igleh hoorshoo Caddaan lagu hadheeyaay Maxaa haybad kugu yaal! Maxaa haybad kugu yaal! Maxaa haybad kugu yaal! Maxaa haybad kugu yaal!